Custom Search
Daawada sidii loogu soo dhaweeyey muqdisho faroole riix Halkaan ka dhagayso qudbadii madaxwaynaha baydhabo Bakaal Money Transfer Seatac Washington Call (206)779-6553 Read More

Gurigii Culusoow oo la Siyaaranayo



Caasimada Gobolka Hiiraan ee Beledweyne, oo ah magaaladii uu ku dhashay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow iyo in badan oo ka mid ah Dawladiisa ayaa noqotay magaalada labaad, marka laga tago Muqdisho oo hesha deeqaha caalamku Soomaaliya ugu deeqo. Waanna Saldhiga Xarunta Ciidamada kaligii taliyaha Cumar Geele.

10kii Wasiir ee Dawlada Xasan Culusoow, inta isaga la socota oo joogta Imaaraadka iyo labo wasiir oo la socda RW Soomaaliya Saacid (Kalkaaliye) oo ku sugan Jowhar maahee intii kale waxay ku sugan yihiin magaalada Baladweyn oo ah xaruntii uu ku dhashay madaxweyne xasan Culusoow.

Wasiirkii adeega Bulshada Maryam Qaasim ayaa ka mid ah wasiirada badan oo ku sugan Baladweyn. Wasiirada muddadii ey joogtey Wasaarada waxay Mashaariic Iyo Deeqo Waxbarasho ka hirgalisey Gobolka Banaadir, Maalintii ey Bishu aheyd aheyd 28.3.2012. Waxa ey Wasiiradu dhagax dhigtey Sadex School, oo ay bixisey Jaamacada Carabta uguna deeqdey Dalka Soomaaliya.

Waxa kale oo ku sugan wasiirka Khayraadka oo ka soo jeeda magaaladaas abtina u ah Madaxweynaha Soomaaliya

Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa Boqolkiiba sagaashan waxa laga soo magcaabay inta u dhaxaysa gobolka galguduud iyo Bay.

allpunttland.com
allpunttland@gmail.com

Tags:

Leave a Reply

© 2012 Allpunttland.com - All rights reserved. RSS Farsamadii AqoonKaal.com
allpunttland.com Alexa/PageRank